Untitled Document
Date : 27 Fri January 2012
Yuhuudda oo ka dhisaysa magaalada Qudus dhismayaal sharcidara ah Yuhuuda oo Magdhow ka doonaysa Dalal Carabta ka mid ah Wada hadaladii Falastiin iyo Israel oo dib uga furmay Jordan Xuska sanadguuradii 3-aad ee xasuuqii Gaza Diyaaradaha Dagaalka ee Yuhuudda oo duqayay Marinka Gasa
Maqaaladda
Waraysiyada
Filimaanta
Sawiradda
Nala Soo Xiriir
Palestine links
A B C D E
F G H I J
K L M N O
P Q R S T
U V W X Y
Z



Wararka
Yuhuudda oo ka dhisaysa magaalada Qudus dhismayaal sharcidara ah
Gudi Janeraala ah oo u xil saaran Yuhuud Magaalada Barakaysan ee Qudus ayaa ka wada hadlaya qorshe dib looga dhisaya Magaalada 204 guri si sharci dara ah. Axmed Saba oo ah nin u dhaq dhaqaaqa waxn...16-01-2012
 
Yuhuuda oo Magdhow ka doonaysa Dalal Carabta ka mid ah
yuhuuda oo dalal carabta ka mid ah ku dacwayn doonta hantidii carabtu ka qaaday dadkoodii wixii ka horeeyey 1948 illaa xilligii nebiga.... 07-01-2012

Wada hadaladii Falastiin iyo Israel oo dib uga furmay Jordan
ergada dhanka wada hadalada u qaabilsan israel iyo falastiin ayaa maanta lagu wadaa in ay ku kulmaan dalka jordan halkaasoo ay korjooga... 04-01-2012

Xuska sanadguuradii 3-aad ee xasuuqii Gaza
xuska sanadguuradii 3-aad markii ay ciidamada dalka israiil weerarka bahalnimada ah ku qaadeen marinka gaza ayaa waxaa laga xusay dalal... 04-01-2012

Diyaaradaha Dagaalka ee Yuhuudda oo duqayay Marinka Gasa
hal qof oo falstiini ah ayaa ku shahiiday toban kalane waa ay ku dhaawacmeen duqeyn ay ciidamada isra’el ka geesteen magaalada gaza kad... 28-12-2011

Maxamuud Cabaas oo soo bandhigay Heshiis ay la galeen Xamaas
madaxweynaha falastiin maxamuud cabaas ayaa sheegay in ay gaareen dowlad wadaag cusub oo dhex marta falastiiniyiinta kadib markii uu ku... 25-12-2011

AL-DAWAHIR OO LOO CALEEMA SAARAY IN UU NOQDO HOGAAMIYAHA AL-QACIDA
TAARIIKHDII DR. C/CASIIS RANTIISI
WARBIXIN KA WARAMEYSA XAALADA QUDUS JAN-MAR 2011
xadgudubyada loogeystay Masjidka Al-aqsa intii u dhaxaysay 21/08/2009-21/08/2010
Aqsaonline.net Copyright © 2010 - Designed by Aqsa Team